Somaliska

Kooxda u hadasha dadka isdhiiba ee Norrköping

Kooxda u hadasha dadka isdhiiba ee Norrköping Kooxda u hadasha dadka magangalyo doonka ( isdhiida ) ee Norrköping, waa urur ka madax banaaan siyaasad iyo diin. Kooxdaan shaqadeedu waxay tahay in ay caawiyaan ama taageeraan dadka isdhiiba iyo dadka soo barakacayey. Waxaan idiindiyaariney inaan idinka caawino arin shaqsiga u gaar ah iyo in aan balaarino oo faafino Fikirka (ra´yiga) wadada loo maro magangelinta ku dhisan mid taakuleyn iyo nabadgalyo dhab. Waxaan kaloo difaacna xuquuda magalyonimada iyo in aan rabno in wadanka sweden uu lahaado siyaadad ku aadan in loo raxariisto dadyowga soo barakaca Waxaan nahay urur aan dowli aheyn. Xubnaha ururku uu kooban yahay waxay ku shaqeeyaan mushahaar la´aan. Kooxda u hadasha dadka magangalyo doonka ( isdhiida ) ee Norrköping waxey xubin ka yihiin ururka qaxootiga iyo gudiga latalinta dadyowga isdhiibaba (soo barakaca).

Haddii aad u rabtid inaad nala soo xiriirtid, waxaad nagala soo xiriiri kartaa

E-mail: epost (at) asylgruppennorrkoping.se

Fariintada dhaaf telefonkan 073-780 27 77 (Noo dhaaf magacaaga iyo telefonkaaga anagaa ku la soo xiriiri doona.) Faahfaahin dheerad nagala soco: http://www.asylgruppennorrkoping.se

Annonser